Sargaal Ciidan iyo askar badan oo lagu dilay weerarkii saakay lagu qaaday Xawaadley

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa saakay weerar ku bilowday qaraxyo ismiidaamin ah ku qaaday saldhig ciidanka milatariga Soomaaliya kaga sugnaayeen deegaanka Xawaadley ee hoostaga degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhaxe. Weerarka ayaa ku bilowday gawaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo lagu dhuftay qeybo kamid ah saldhigga , waxaana qaraxyada kaddib saldhigga ku yaacay oo … Continue reading Sargaal Ciidan iyo askar badan oo lagu dilay weerarkii saakay lagu qaaday Xawaadley